بسم الله الرحمن الرحيم 


Reer Sharif muxumed Waa Bah ka mid Ah beel Waynta Ashaarf Ee Degga Dalalka , Somalia , Ethiopia, Kenya ,

Iyo Wadamo Ka ma mid ah Qaaradda Asia , Reer Shariif Muxumed Waxaa U ah Malaaq 'Shariif Axmed Sharif Siyaar Fadhigiiso Waa Magaalada Muqdisho ee dalka Somalia .

File:Sawir Muujinaya Reerka
Beesha reer shariif muxumed